Weligaa haka quusan Naxariista Allah
waxaad ka heli doontaa
• Sharaxaad cad oo ku saabsan Istighfaarta iyo qiimihiida
• Ducooyin iyo adhkaar la soo xulay
• Talooyin wax-ku-ool ah
• Routine subax iyo galab
• Hab lagu dhiso caado Istighfaar oo joogto ah
• Pages loogu talagalay journaling iyo is-xisaabinta
• Qayb aad ku qori karto yoolalkaaga iyo safarkaaga ruuxiga ah
Buuggani ma aha mid kaliya oo la akhriyo. Waa saaxiib kuu hadhaya maalin kasta, kaa caawinaya inaad nafsaddaada la fadhiisato, Allah la hadasho, oo qalbigaaga dib u nadiifiso.
Maanta ka bilow
Ma loo baahna inaad sugto waqti dhammays tiran. Qalbi daacad ah daqiiqado yar ayaa kudu filan.
Hel e-book, nafsaddaada iyo Rabbigaaga waqti sii, oo maanta ku bilow Istighfaar. Allah wuu ku soo dhaweynayaa mar kasta oo aad u soo laabato.